Ogeysiis Jadwalka Birito Qolka Somali Islamic Altaqwaa Network

December 8, 2011 - Written by

London:-Walaalaha Qolka Somali Islamic Altaqwaa Network, waxay casumayaan Dhamaan Maraakizta Boosaaso, Hargeysa, Muqdiyo iyo magaalooyinka kale ee Soomaaliya ku yaala, Walaalaha Teleconferenceka 114, Idaacaddaha iyo Qolalka kale ee Aaladda paltalk ku casumaynaa muxaadarooyin Silsilad ah oo ay inoo galayaan Culimo ku kala nool wadankeenii iyo dibaddaba, muxaadarooyina baxaya berito waxaa ka mid ah:

1 –  Sh Yuusuf Aadan – Hargeysa –  (( Daadinta Dhiiga Muslimiinta + Fatwa Caam Ah )) – 17:00 pm uk time.

2 –  Sh Yuusuf Cabdisalaam – Boosaaso –  (( Xurmadda Culimadda Rabaaniyiinta Ah )) 18:00 pm uk time.

 

3 –  Sh Cabdullaahi Sh Xambali – Qaahira – (( Dib baan ka soo sheegi doonaa cinwaanka )) 19:00 pm uk time.

4 –  Sh Bashiir Yuusuf Shiil   – Makka  – (( Sidee loo badbaadaa Xilliga Fitanka + Fatwa Caam Ah )) 20:00 pm uk time.

5 –  Sh Mustafa Cabdulaahi Abu Rowdah – Aalborg – (( Kalimad ka timid Caamada Ummadda kuna socota Culimada iyo Mujaahidiinta Ummadda)
) 21:00 pm uk time.


6 –  Sh Tawakal Yuusuf – Minneapolis – (( Ikhlaaska Allaah SWT )) 22:00 pm uk time.

Jadwalka Maalinta Sabtidda dib baan ka soo sheegi doonaa.

Waxaa kale oo imanaya walaalo Quraa’a ah oo akhrin doona Aayaat ka mid ah Quranka kariimka ah. Waxaa ka mid ah Sh Khaliil Ciise iyo Sh C/Salaan Sh Cali Suufi.

Waxaan walaalaha ka codsanaynaa inay soo xaadiraan wakhtiga muxaadaraadkaas, ayna gaadhsiiyaan walaalahooda, ehelkooda iyo qaraabadooddaba.

Jazaakumullaahu Khayral Jazaa

Maamulka Qolka Somali Islamic Altaqwaa

Maxammed Ibraahim Cawad (( Abu Axmed ))

Leave a comment

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online