Masjid Al-Tawxiid ee Copenhagen oo qabanaya Dowro Diini ah 23- ilaa 26 Dec.

December 8, 2011 - Written by

Denmark:Xarunta Soomaaliyeed ee masjidka al-tawxiid ee magaalada Copenhagen waxay ummadda soomaaliyeed ugu bishaaraynaysaa in xaruntu qabanayso kulankii aqoon kororsiga diineed (dawro) bishan Dec. 2011. halkudhegga dawrda ayaa ah ” Sidii jidh mid ah”الواحد كالجسد ” kulankaas waxaa kasoo qaybgelidoona culumo badan. Dawradaasi ayaa u furan rag iyo dumar ba.

Goobta:  Masjidu-tawxiid

Goorta:  23ka illaa 26ka deseenbar, 2011
Wixii faafaahin ah kala xidhiidh

Tlf. 60 43 63 45

Tlf. 31 1865 54

Maamulka Xarunta al-tawxiid

Copenhagen, Denmark

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

272,306 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>