Saamayta Dhimmasha Culimadu ummada ku leedahay أثر فقد العلماء على الأمة

December 8, 2011 - Written by

Asalamu Calaykum Inaalilaahi wa innaa ilayhi Raajicuun. Ilaahay Janadiisa ha geeyo Sheikh Axmed Xaaji C/raxman, ehelkii iyo qaraabadiisiina samir iyo imaan ha ka siiyo. Masaajidka Abubakar ee Minneapolis ayaa wuxuu marti galinayaa Nadwo cilmiyeed looga hadlayo qodobo muhiim ah oo loogu magac daray “Saamayta Dhimmasha Culimadu ummada ku leedahay أثر فقد العلماء على الأمة” Nadwada waxaa lagu qaadaa dhigi doonaa qodobo oo ay ka mid yihiin;

 

– Taariikhdii iyo Manhajkii Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan
-Sheikha maxaa loo dilay caalim dhimashadii waa furin aan la owdi karin
-Manhajka Dacwada Salafka  iyo qaar kaloo badan Nadwadaan Diiniga iyo Taariikhiga ah ayaa waxay kusoo beegmaysaa kadib
markii Sheikh Axmed Muxaram 9-keedii lagu dilay Magaalada Boosaaso, waxaana ka soo qayb galaya Cilimo ka kala socota Maraakista Maraykanka.

1- Sh. Abdirahman Sh. Omar
2-Sh. Mohamed Idris
3-Sh. Ahmed Nur
4-Sh. Abdullahi Ibrahim
5-Sh. Abdirisaq Hashi
6-Sh. Mohamed Mursal
7-Sh. Abdirisaq Sancani
8-Sh. Maxbuub Abdullahi
9-Sh. Mohamed Shucayb

Intaa wixii dheer fadlan booqo abuubakar.org
facebook: abuubakar mosque
612-71-8600 ex:0

Leave a comment

*

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online