Sh Maxamed Cabdi Umal oo muxaadaro ka jeedin doona caawa qolka Al-Taqwa Islamic Network
December 8, 2011 - Written byWaxaa caawa ka baxaysa Muxaadaro live ah qolka Al-Taqwa Islamic Network ee aalada Paktalka muxaadaradaa waxaa jeedin doona Fadiilah Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana Cinwaanka muxaadarada uu yahay (Xasan Maxamuud Takar Oo Jawaabtii Ka leexday Been Abuurkiina Ku Noqday)
Waxaa kale oo Muxaadarada Sheekh Maxamed Cabdi Umal aad si live ah ugala socon kartaa Call farnciyada 114 batlocka idaacadaha al xikmah iyo Radio Halgan Wixii Sual Ah Ee Aad Qabto KuDirso Xuseen Sh Cali (AlXanaafi) Jifo10@hotmail.com
Wakhtiga Muxaadarada waa 9:00 Wakhita Makkah
Maamulka Al-Taqwa Islamic Network
Halgan.net

.gif)

