Sh Umal oo muxaadar ka jeedin doona Qolka Paltalk ee Islamic Altaqwaa Center

December 8, 2011 - Written by

London:-Waxaa caawa ka dhacaya ilaa 7 muxaadarood oo  mid ka mid ah uu jeedin doono Sh.Maxamed Cabdi Umal uuna ugu magacdaray Shiikh.Xassan Takar oo Jawaabtii ka leexday been abuurkiina ku noqday, Shiikh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu muxaadaradaas ka jeedin doonaa Qolka Paltalk ee Islamic  Altaqwaa Center wixii su,aalo ah ku dii emailkaan hoos ku qoran Jifo10@hotmail.com  , waxaa kale oo muxaadarada kala soco kartaa Call farnciyada 114 Qolka ayaa waxaa kale oo ka bixi doonaa dhowr muxaadaraad oo kale ee la socda wanaagsan.

Maamulka Qolka Paltalk ee Islamic  Altaqwaa Center

 

Leave a comment

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online