Sh.Dr Maxammuud Cabdiraxmaan Hoori Al-Wasadhiya(Dhageyso)

December 28, 2011 - Written by

Mekkah:-Sheekh Dr Maxammuud Cabdiraxmaan Hoori ayaa waxaa uu muxaadaro ka jeedhay Qolka Somali Islamic Altaqaa Network iyo Walaalaha Qolka Dacwah ee 114ka waxaana uu cinwaan uga dhiga Sheekha muxaadaradiisa  {{ وكذلك جعلناكم أمة وسطا }} Waxay muxaadaraddu toos uga baxaday Qolka Somali Islamic Altaqaa Network iyo Walaalaha Qolka Dacwah ee 114ka oo ah walaalo u taagan fidinta dacwada iyo khayrka waxaana alle uga baryeynaa in uu khayrka waafajiyo Aamiin.

Hoos ka dhageyso Muxaadarada Sheekh Dr Maxammuud C/raxmaan Hoori

[audio:http://www.masjidshaafici.com/audio/Boosaaso/Alwasdhiya.mp3]  Ama Halkan

Maamulka Qolka Somali Islamic Altaqwaa Network
Maxammed Ibraahim Cawad (( Abu Axmed ))

4 Comments so far

Leave a comment

  1. Waxaan jogaa saudiga arabia oon laga ogaleyn paltalka, hadaba wasiila kale majirtaa oo la idinkala so xiriiri karo.

    وجزاكم الله خيرا

  2. Asalaamu Calaykum.

    Baarakalaahu fiik Abti

  3. shiikhu diktoor maxamuud c/dirixmaan kheeyr allaah hakaasiiyo muxaadaraas qiimaha badan ee dheex dheexaad nimada ka hadlaysa alaah hanaga dhigo kuwo ku camal fala kana faa’daysta adiga miisaanka xasanadka ha kuugu daro muxaadarooyinka noocan oo kale ah noo badiya insha’alaah

  4. Halgan ilahey kheer ha idin siiyo in aad soo gudbiseen sheekha kalaamkiisa qiimaha badan.

    Salaam.

    sheekh Maxammuud Cabdiraxmaan Hoori Waa nin aad iyo aad u tawaaduc badan, kibir iyo islaweyni la’aan bu waajibka sixitaanka u gutay.

    Su’aal: Sacuudiga kaalmeenta ee kaalmeenayaan gaalada dulaanka ku ah wadamada muslimiinta tadaruf miya ama waa taqsiir?

    Jazakallahu kheeran wa caleykumu salaam.

Leave a comment

*