Sheekh Maxamed Umal been abuurka oo shaqo laga dhigto si loo xalaalshado dhiiga muslimiinta.(Daawo)

December 8, 2011 - Written by

Nairobi:-Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa caawa muxaadaro u jeediyey boqolaal Soomaali ah oo kala socday Qolka Islamic Al-taqwaa Center ,Teleconverceyada isagoo ku sugan Masjidka weyn ee Abuubakar ee magaalada Nairobi  , muxaadarada ayaa sheekha waxaa uu cinwaan úga dhiga been abuurka la rabo in lagu xalaaleysto dhiiga Muslinka gaar ahaan culimada dalka Soomaaliya , Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu muxaadaradiisa uu kag hadlay hadal uu Sheekh Xassan Maxamuud Takar ka jeedi yey magaalada Baydhabo hadalkaas oo uu wadaadku ku weeraray culimo kale duwan oo uu ka mid yahay Shiikh Umal oo uu sheegay in kulan uu ka qayb galay uu baneeyey in ciidanka dalka Kenya ay gali karaan Soomaaliya arrinkaas iyo arrimo kale oo uu ka hadlay wadaadka Xassan Takar ayaa waxaa uu Sheekh Umal ku tilmaamay in hadalkaas uu yahay mid been abuur ah oo Alle aan looqa baqin lana dhowrin amaanadii cilmiga.

Hoos ka Dhageyso Maqal Iyo Muuqaal Qeybtii Koowaad


Hoos ka Dhagayso Muxaadaradii Sh.Umal uga hadlay in la xalaashado beenta si dhiiga muslinka loo banaysto

[audio:http://www.halgan.net/Mp3/beenabuur1.mp3]

C/casiis Maxamed
Halgan.net Nairobi

Leave a comment

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online