Shir dacwadeedkii sanadlaha ahaa oo ka dhici jiray Dalka Koonfur afrika

December 10, 2011 - Written by
Waxaa la qabanayaa shir dacwadeedkii sanadlaha ahaa ee ka dhici jiray, wadanka koonfur afrika, shirkani waa kii labaad 2011 2012, kaasoo ku aadan 1433h, shirkana ama kulankani waa mid aad u ballaaran oo ka dhaca gobollada wadanka oo dhan, waxaa xusid mudan in shirkaa lagu casumay Allaha u naxariistee Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan oo gacan ka xaq daran ay ku dishay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari , Jaaliyadda Wadanka Koonfur Afrika ayaa aad uga naxday dilka Shiikha waxaan ay alla ka baryayaan in kuwii dilay kuwii soo abaabulay kuwii fatwooday dilkiisa in uu halaagooda ku soo dedejiyio aduunka Aakhirana uu cadaab daran uu geliyo Aaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
 
Hoos ka eeg Jadwalka iyo culimada ka qayb galaysa kulan dacwadeedkaan
 
 
 AL-BAYAAN ISLAMIC COUNCIL TRUST
Tell: + 27 11 837 1424
Fax: + 27 11 837 1424
www.al-bayaan.net

Leave a comment

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online