Waraysi Sh Maxamed Idirs kaga hadlay dilkii Sh.Dr axmed Xaaji C/raxmaan.(Dhagayso)

December 7, 2011 - Written by

Geeridii ku Timid Shiikh dr Axmed Xaaji cabdiraxmaan waxaa ay gilgishay Umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxaana Shiikha dil u geystay gacan ka xaq daran xili uu ku jiray dimada allah ama maganta allah oo uu  Salaadda Subax kasoo baxay uuna soomanaa Bishara Xurmadda leh ee Muxarram. Waxaa wali socda baaritaanno lagu ogaanayo Cidda ka danbeysay Dilka Sheikha Waxaana ku dadaaleynaa in aan soo bandhigno cidda ka danbeysay dilkaasi lagu curyaamiyay umadda somaliyeed.Hadaba Sheikha Maxamed Idiris Axmed oo ka mid ah Culimada Somaliyeed oo ay Sheikha saaxiiba ahaayeen wada daganaayeenna Magaalada Makka ayaanu ka wareysanay Taariikhda Sheikha.

Sheikha ayaanu waxaan wax ka weydiinay in uu noo soo koobo taariikhda Sheikha sidoo kale waxaanu sheikha weydiinay Waxa ka dhaxeeyay dilka sheikha loo geystay iyo shir culimo somaliyeed ay kusooo gabagabeeyeen magaalada Baidhabo ee Gobalka Bay.

Wareysiga oo Dhamaeystiran ka Dhageyso Hoos.

F.G: Waa Mamnuuc in Wareysigan lagu soo daabaco Website-yada Idin  La’aan Sidoo kale waxaa Mamnuuc ah in La jarjaro  waresyigan  si qaladaad  loogu  sameeyo.

[Audio:http://www.alyaqiin.com/dhageysi/WareysiShMIdirisDilkiiDrAxmedByAlyaqiin.mp3]

Al-yaqiin.com

 

Leave a comment

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online