Xilibaan ka tirsan DFKM oo sheegay in ay xilkii ka qaadeen guddoomiyaha baarlamanka DFKM

December 13, 2011 - Written by

Muqdisho:-Waxaa maanata kulan ay ku yeesheen xarunta golaha shacabka xilibaano ka tirsan DFKM oo sheegay in tiradoodu gaarayso ilaa 280 xilibaan ay xilka guddoomiyaha baarlamanka DFKM ay ka xayuubi yeen  Shariif Xassan Sh.Aadan.

Xidhibaanadan DFKM ayaa sheegay in ay mooshin ka keen een guddoomiyaha baarlamanka DFKM Shariif Xassan ka dibna ay guda galeen in laga dooda mooshin ka iyadoo markii cod loo qaaday si gacan taag ah  ay xilka guddoomiyaha baarlamanka DFKM laga qaaday Shariif Xassan Shiikh Aadan.

Xilibaanada DFKM ayaa waxaa ay isla kulanka maanta ay shir guddoon ugu doorteen Xildhibaan Madoobe Nuunow oo ah xubin ka tirsan golaha Baarlamaanka DFKM, hadalka iyo kulanka ka soo baxay xilibaanbada DFKM  ayaan ilaa hadda waxaa aan  ka hadal Guddoomiyaha Baarlamanka DFKM Shariif Xassan Sh.Axmed iyo madaxweynaha DFKM Shariif Sh.Axmed.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online