Ahmiyada shuuradu leedahay W/Q Abdulkadir Dalmar

January 3, 2012 - Written by

Alle ayaa mahad oo dhan iskaleh,nabi Maxamed nabadgalyo iyo naxariis korkiisa hayeelo.Waxaa ku dayasho iyo raacid mudan nabiga(scw) wax yaalaha cadcad ee uu ku tarbiyeeyay asxaabtiisa intuusan dhisin dowladiisii(Madiina) iyo ka dib waa mabda’a wadatashiga,waxaa loogu magacdaray suurad quranka kamid ah,suurat “al-shuura”,arrinkan waa arrin loobaahanyahay markasta, noloshuna isaga la aantiis ma hagaagto.Shuuradu waa mabda islaami ah oo weyn oo aan lagu soo koobi Karin halkan, laakin waxaan tilmaamayaa waxuun kamid ah.

Alle subxanahu watacaala waxa uu amray nabigiisa (scw) in uu la tashado asxaabtiisa, Alle wax uu ku amaanay muminiinta in ay wada tashadaan .Wada tashigu kuma koobna arrimaha siyaasadda iyo dawladda oo kaliya, ee arrimaha qoyska muslimka waa lagama maarmaan tusaalle markii hooyadu ay ka goynayso ilmaha naaska in ay ka wada tashtaan iyada iyo odeygeedu weeye. Sidoo kale, wada tashigu kuma koobna muslimiinta oo kaliya waxaan quranka kabarannay in Fircoon oo(fircoon ah) uu la tashtay dadkiisii kadib markii uu soo wajahay nabiyulaahi Muuse(cs), in uu yiri maxaad i amraysaan.

Ahmiyada ay leedahay Shuurada ( Wadatashiga)

W/Q Abdulkadir dalmar
Halgan.net

 

 

Leave a comment

*

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online