Dagaal ka qarxay caawa duleedka Buuhoodle ee xarunta gobalka Ceyn.

January 21, 2012 - Written by

Buuhoodle:-Wararka naga soo gaaraya caawa degamda Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa sheegaya in dagaal uu ka qarxay duleedka magaalada Buuhoodle gaar ahaan deegaanka  Sool-joogto oo qiyaastii ilaa 30 km dhinaca bari kaga beegan degmada Buuhoodle .Iska horimaadka ayaa qarxay ka dib markii ay labada ciidan ay is dhaafsadeen Madaafiic.

Waana markii 3-aad oo mudo todobaad gudihiis ah uu deegaanka Sool-joogto uu ka qarxo dagaal fool ka fool ah kuwaas oo dhexmaraya ciidamada S/land iyo dadka deegaanka Buuhoodle.

Wixii warar ah ee soo kordha kala soco halgan.net

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online