Dowladda Djibouti oo beenisay eedeyn ay u soo jeedsheen Ururka Al-Shabaab

January 11, 2012 - Written by

Muqdisho:-Dowladda Djibouti ayaa beenisay in ciidankeeda Muqdisho ku sugan in ay ka danbeeyeen duqeyn dhimasho dhalisay oo lala beegsaday masjidka Al-hiddaaya ee ku yaalla Muqdisho.Duqeyntaasi waxaa ku dhintay culumo ka tirsan dariiqada Tabliiqa.

War-saxaafadeed ka soo baxay safaaradda Djibouti ee Muqdisho ayaa lagu sheegay in ciidanka Djibouti ee Muqdisho uusan mas’uul ka ahayn duqeyntaasi, sidoo kalena ciidanka Djibouti ee Muqdisho uu yahay ciidan sahminaya goobaha ay degi lahaayeen ciidamada Djibouti ee dhawaan iman doono Muqdisho.

VOA

Leave a comment

*

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online