Kooxo hubaysan oo aan la aqoon oo qof rayid ah ku dilay Degmada Matabaan

January 18, 2012 - Written by

Hiiraan:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in kooxo hubaysan oo aan la aqoon heybtooda ay xalay ku dileen qof rayid degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan iyaga oo baxsaday markii ay dilka fuliyeen.

Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Degmada Matabaan ee maamulka Ahlu Sunna  Macalin Liibaan Cali ayaa sheegay in ninka rayidka ah ee lagu  dilay Degmada Matabaan la yiraahdo magaciisa Shukri Cali waxaana dilay buu yiri kuwii dadka dili  jiray waxaana wadnaa baaritaan ayuu yiri.

Ilaa hada ma cada cida sida rasmiga ah uga danbeysa dilka Shukri Cali  oo sida la sheegay ahaa xoogsade aan wax shaqo ah ku lahayn siyaasad ,degmada Matabaan ayaa waxaa horey loogu dilay isbuucii hore  sadex ka mid ah shaqaalaha  Hay’adda WFP.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online