Magaalada Taleex oo maanta looga dhawaaqay maamulka Khaatumo State of Somaaliya

January 16, 2012 - Written by

Taleex:-Waxaa maanta si rasmi ah ay Ergooyinka ka qayb geleya shirkii Khaatumo 2 oo ka socday magaalada Taariikhiga ah ee Taleex ay ku dhawaaqeen maamul Gobolleed cusub oo ay ugu magacdareen Khaatumo State of Somalia waxaan uu maamulkaan ka arrimin doonaa Gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn.

Ergooyinka ayaa waxaa kale oo isla qaateen in maamulka Khaatumo State of Somalia uu yeelan doono

1- Madaxweyne iyo ku xigeenkiisa

2-Golaha Baarlamanka

3- Golaaha dhaqanka

4-Golaha Madaxtooyada

Issimada iyo waxgaradka ku sugan magaalada Taleex ayaa maalmo ka hor go,aamiyey in Maamul gobolleedka Khaatumo 2 ee maanta lagu dhawaaqay uu noqon doonaa maamul ka madax banaan maamullada S/lland iyo Puntlland, Gobllada Soomaaliya ayaa waxaa la filayaa in maalmaha soo socda ay samaysmi doonaa maamulo hor leh arrinkaas oo ay sabab u tahay in aysan jirin hishiis iyo dowllada Soomaaliyeed oo umada Soomaaliyeed  meel iskugu keena.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online