Markaz As-Sunnah oo laga dhisaayo Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag,

January 19, 2012 - Written by

Badhan:-Markaz Sunnah, waa xarun aad u wayn oo dhismaheedu ka socdo, magaalada Badhan, Xarun tan, aya waxa loogu tala galay Muslimiinta ku dhaqan magaalada Badhan, iyadoo oo leh, Masjid aad u wayn, Maktabad, (Library), Xarumo wax lagu akhristo, ama Cilmi baaris lagu samayn karo, Xarumo muxaadarooyinka iyo wacyi galinta bulshada lagu qaban karo, Goobo wax barasho. Markas ka ayaa mustaqbalka hadii Eebe idmo la sii kordhin karaa.

no images were found

Magalada Badhan oo ah magalooyinka ugu waa wayn gobolka Sanaag, ee Soomaaliya, ayaa aad u kortay sanadihii danbe, iyada oo xaruntii Jamacada Maakhir na la bilaabay, Sidaas ayaa keentay, in laga furo goobo badan oo waxbarasho , oo kaabayeeye, dhismaha iyo horumarka dad waynaha ku dhaqan magalada Badhan. Sidoo kale dadka Badhan ku dhaqan ayaa aad usoo dhowaynaya Markas kan cusub.

Markas  kan oo hada dhow dhow dhamaystirkiisu ayaa waxaa maal geliyey, *Maxamed Ahmed Yusuf,( Maxamed Xawar),* waxaana dhistay shirkada *Hawar Heights* uu masuul ka yahay  *Adam Ahmed Yusuf,(Adam Xawar). Shirkada Hawar Heights  oo  shirkad dhismo, ayaa ka fulisay, dhismayaal badan oo casri magaalada Badhan, dhismayashaan oo isku jirta guryo,
masaajido, iyo Skuulo iwm.

Waxii faahfaahina kala xiriir
Adam Xawar
Manager Hawar Heights ,
Badhan, Somalia
Tell: +25258666727
 
Xubin ka mid ah Bahda LaasqorayNet
—-عضو في الشبكة لاسقري نت الاخبارية —-
Member of LaasqorayNet Team

Leave a comment

*

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online