Muxaadaraadkii Sh.Shible ee Alwalaa walbaraa oo Qoraal Ah (Akhriso)
January 3, 2012 - Written byCap-town:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa haddii alle idmo maanta muxaadaraadkii Sh.Maxamuud Shible ee Al- walaa walbaraa oo qoraal ah ka dib markii aan ka codsanay Sh. Shible ayuu na soo gaarsiiyey ilaahay ha xifdiyo.Muxaadaraadka ayaa ah kuwo muhiim ah waxaana Halgan.net ay codsiga u gudbisay Sheekh Maxamuud Shible si ay uga faa,iidaystaan ardayda iyo dadweynaha Soomaaliyeed.
Masaa,isha Alwalaa walbaraa ayaa waxay ka mid yihiin Ma,saaisha dad badan ku khaldameen taas oo keentay in ay dhiig badan daadiyaan ama ay gaalo wax walba la qastaan.
Muxaadaradii Kowaad ee Al walaa Walbaraa Sheekh Maxamuud Shible hoos ka Akhriso.
Muxaadaradii Koowaad.
Muxaadaradii labaad ee Alwalaa Walbaraa Sh Maxamuud Shible
Muxaadaradii 3aad ee Alwalaa Walbaraa. Sh Maxamuud Shible Hoos Ka akhriso.
Muxaadaradii 3aaad .
Halgan.net
Cap-town

.gif)

