Muxaadaro diini ah oo xalay uu Sh.Axmed Cabdisamad ka jeediyey Masjid Rowda.(Dhagayso)
January 20, 2012 - Written byBoosaaso:-Waxaa xalay ka dhacay Masjidka Al-rowda ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari Muxaadaro diini ah oo uu soo jeediyey Shiikh Axmed Cabdisamad waxaan uu Shiikhu ugu magacdaray muxaadara diisa ” Khataraha ku hareeraysan umadda Soomaaliyeed iyo sidda looga badbaadin karo.” Muxaadara daan ayaa xalay waxaa ka soo qayb galay dadweyne aad u fara badan waxaan ay dadka aan u suroobin in ay yimaadaan Masjidka Rowda ay kala socdeen Idaacadaha maxaliga ah ee ka howl gala magaalada Boosaaso gaar ahaan Idaacada Al-xikma ah oo ah idaacada inta badan baahisa duruusta iyo muxaadraaadka culimada ay ka galaan degaanada Puntlland.
Hoos ka Dhagayso muxaadaradii xalay uu Shiikh Axmed C/samad ka jeediyey Masjidka Rowda ee magaalada Boosaaso.
[audio:http://halgan.net/Mp3/NadwadiixalayMasjidkaAl-rowda.mp3] Halkaan ka rogo Mp3
M_M_Deeq
Halgan.net

.gif)

