Raiisulwasaaraha DFKM iyo wafdi uu horkacyo oo gaaray magaalada B/weyne

January 6, 2012 - Written by

Hiiraan:-Ra’iisul wasaaraha DFKM  iyo wafdi uu hogaaminayo oo saaka ka dhoofay magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu gaaray goordhow magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaana socdaalkiisa ku weheliya qaar ka mid golahiisa wasiirada .

Raisulwasaaraha DFKM ayaa waxaa socdaalkiisa ku weheliya wasiirka G/dhiga ee DFKM ,wasiirka Warfaafinta, wasiirka Iskaashigga iyo xiriirka caalamiga, wasiirka Badroolka, Taliyaha ciidammada DFKM ,xildhibaanno iyo waxgarad ka soo jeeda gobalka Hiiraan.

Ra’iisul wasaaraha DFKM Cabdiweli Maxamed Gaas ayaa waxaa la filayaa in uu kulamo kala duwan la qaato saraakiisha ciidanka Itoobiya ee ku sugan magaalada B/weyne iyo madaxada ciidamada Soomaalida ee qabsaday magaalada B/weyne kuwaas oo ka kooban 3 qeybood .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online