Saynisyahan Mustafa Axmadi Roshan oo lagu khaarajiyey dalka Iran

January 11, 2012 - Written by

Tehraan:-Dalka Iraan waxaa lagu dilay saynisyahan ka shaqeyn jiray waaxda nukiliyarka ee dalkaasi. Ninkani ayaa la dilay kadib markii lala beegsaday bambaano caasimadda dalkaasi ee Tehraan.Wakaaladda wararka ee Iran aya sheegtay in qof bayskiil wattay uu waxyaabaha qarxa saaray gaariga ninkaasi, waxaa magaca ninkaasi lagu sheegay Mustafa Axmadi Roshan, oo ka shaqeyn jiray xarunnta kobcinta tayyada nuclearka ee Natanz.

Waa weerarkii afaraad ee lagu dilo qof saynisyahan ah labadii sano ee lasoo dhaafay. Laba weerar oo hore waxaa sidoo kale gaystay qof bayskill wattay oona adeegsanaayay bomb.Weriyayaasha iyo dad marti ku ahaa telefishin ka dalkaasi ee Press TV ayaa ninkaasi la dilay ku tilmaamay in uu ahaa professor wax ka dhigo jaamacadda.

Xigasho : BBC

Leave a comment

*

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online