Sh Axmed Nuur oo Ka Jawaabay Su’aalaha Akhristayaasha Alyaqiin.com (DAAWO).

January 26, 2012 - Written by

Allaha ayaa Mahad leh Nabadgelyo iyo Naxariisi ha ahaato Nabigeena Muxamad Dushiisha,Waxaa halkaan idinku soo gudbineynaa Qaybtii koobaad ee Jawaabaha Su’aalihii akhristayaasha. Su’aalaha oo aad u tira badan aawgeed nooma suura galin in aan weydiino sheikha dhammaan balse waxaan isku dayaynaa in culimada ay si dhaqsa uga soo jawaabaan su’aalihiina oo aan ognahay in badan oo idinka mid ah in aad dooneysaan in si deg deg ah la idinku soo jawaabo.

Hadaba Imaam Sh Axmed Nuur oo Imamka masjidka weyn ee ku yaallo Magaalada Seattle,Gobalka Washington ayaa ay inoo suura gashay in uu ka jawaabo su’aalihiina in badan oo dadka ka mid ahna waxaa si toos ah u codsadeen in uu sheikha uga soo jawaabo su’aalahooda.Waxaan halkan uga mahad celinaynaa Dhammaan walaalaha Somali TV ee Gobalka Washington waxaana xagga farsamada inaga caawiyay Soo saaraha TV-ga Walaal Cabdikariim Kalkaal iyo Walaal Mustpha Kaid.

Al-yaqiin.com/Halgan.net

Leave a comment

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online