Soo Jeedka habeenkii dhibta uu leeyahay Sheekh C/raxmaan Sh Cumar (Daawo)

January 20, 2012 - Written by

Sheekh C/raxmaan Sh Cumar oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ayaa muxaadaro qiimo leh ka jeedshay waxaana uu cinwaan uga dhigay Sheekh C/raxmaan Xafidahilaa (Soo Jeedka habeenkii dhibta uu leeyahay.

Hoos ka daawo Muxaadarada Soo Jeedka habeenkii dhibta uu leeyahay Sheekh C/raxmaan Sh Cumar

Halgan.net

5 Comments so far

Leave a comment

  1. waan idiin mahad celinayaa walaalaheena halgan waxaan idin leeyahay ilaahay ajar haydinka siiyo adinkuna soo badiya muxaadarada

  2. JAZAKALLAAH YAA SHIIKH WAA MUXAADARO MUHIIM AH ALLAAH HA KAA ABAALIYO MIZAANKA XASANAADKANA HA KUUGU SIYADIYO SOOMAALINA ALLAAH HA KU ANFACO. AAMIIN.

  3. khayr ilaahay haku siiyo yaa shaykhanaa

  4. Afkaaga caana laguqabay sh/c/raxmaanoow

  5. ac salaankadib youtubka codmalaha marka inay dhankayga ciladutahay iyo kale ma,aqaan bal buhiya halgan maamulkoodoow

Leave a comment

*