Su’aalo iyo Jawaabo Mutamarkii Islaamiga ee ka dhacay dalka South Afrika(Daawo Video)
January 16, 2012 - Written byNadwadii lagu qabtay dalka South afrika oo ay ka soo qayb galeen culimo Soomaaliyeed ayaa dadweynihii ka soo qayb galay waxaa ay culimada ay wiidiiyeen su,aalo fara badan oo dhinacyo badan taabanaya Hay,adda culimada ee Al-Bayaan ee dalka South Afrika, culimada ayaa sanadkiiba mar waxaa ay gaaraan dalka South Afrika iyagoo dadweynaha Soomaaliyeed ka haqabtira masaa’il diini ah.
Hoos ka Daawo mid ka mid ah Video su,aalo iyo jawaab ay culimada ay ka jawaabayaan
Halgan.net

.gif)

