Madaxweynaha DFKM iyo wafdi la socda oo soo gaaray magaalada Garoowe
(February 17, 2012)
Garoowe:-Wararka  naga soo gaaraya magaalada Garoowe xarunta Puntland ayaa sheegaya in goor dhoweyd uu halkaasi uu soo gaaray wafdi balaaran oo uu horkacayo Madaxweynaha DFKM Sheekh Shariif Sh.Axmed
Qarax xooggan oo ka dhacay Xarunta CID ee magaalada Muqdisho
(February 17, 2012)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa uu ku qarxay gudaha  Xarunta Hay’adda Dambi Baarista ee CID waxaana ku dhintay sida war
Madaxweynaha DFKM oo la filayo saacadaha soo socda in uu gaaro Garoowe
(February 17, 2012)
Garoowe:-Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Axmed iyo wafti uu hoggaaminaayo ayaa saacadaha soo aadan waxaa la filaa in ay soo gaaraan magaalada Garoowe ee xarunta Puntland waxaana socdaalkooda lagu she