Al-Qaflah iyo Daaweynteeda Sheekh Dr Cali Salaax (Dhageyso)

February 20, 2012 - Written by

Oslo:-Waxaa shalay Masjidka Al-tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway muxaadaro qiimo leh ka jeedshay Sheekh Dr.Cali Saalax wuxuuna ka hadlay Qaflada iyo daaweyteeda taas oo in badan oo inaga naga mid ah ay heyso Qaflad inaga oo iska ilaawnay ama is islaawsiinay in ay jirto maalin si cadaalad ah la isku xisaabin doono.

Hoos ka Dhageyso Muxaadarda Sheekh Dr Calui Saalax Al-Qaflah wacilaajuhaa

[audio:http://k004.kiwi6.com/hotlink/9fk287804y/qaflah.mp3]

Halkan ka rogo

3 Comments so far

Leave a comment

  1. BEST MUXAADARO MASHALAH WALIGEEY SHEEKHAAN OO KALE MA ARAG MASHALAAAAAAAAAAH ALAAH YAJZIIKA KHEEERAN YAA SAALIX

  2. A.S,C.bacda salam Sh:ali salah khayr alaha siiyo,adun iyo akhiroba.Intaas kadib walalaha halgal alaha barakeeyo sida aymarwalba khayrka uga shaqaynayaan.Muxadarada qayimka ah oo Sh:jeediyay markaan dhagaystay waxan kahelay ducada ah( acuudu bikalimatilahitamati)Marka waxan shiikh, waydiin lahaa,qofku haduu hurdada ka baraarugo. uuna rabo in uu ducada akhriyo meeqa mar ayuu akhrinayaa?Jazakalah khayr.

  3. asc dhamaan bahda halgan illaahay ajir ha idinka siiyo sida aad noogu soo gudbidaan muxaadarooyin culumada illaahay sheekh dr cali saalax ilaahay maalinta qayaamo ha ujaasiyo dhamaan culumadana allaha xifdiyo
    angana allaha naga yeelo kuwii kuwaana qaaata raacana dariiqa xaqa ah
    3amiiiiiiiiiiiiin

Leave a comment

*