Bidcada Mowliidka Sheekh Maxamed Cabdi Umal.(Video)

February 11, 2012 - Written by

Nairobi:-Khudbadii Jimcaha ee shalay Masjidka Abuubakar Al-Sadiiq ayaa waxaa uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal  uga hadlay khudbadii jimcaha Bidcada Mowliidka ama ixtifaalka ay suufiyada u sameeyaan wakhtiga ay ku sheegeen in uu dhashay Nabigeenii Maxamed Nabadgalyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee.

Sh Maxamed Cabdi Umal oo uu alle  ku maneystay cilmi iyo Fasaaxo ayaa si waafi ah uga hadlay mowqifka shareecada Islaamka ka qabto Ixtifaalka Mowlidka ee lagu ibtileeyey qaar ka mid ah muslimiinta oo ay u geysay cilmi yari iyo jahli.

 

Hoos Ka Daawo Khudbadii Jimcaha ee Sheekh Maxamed Cabdi Umal xafidahulaah .

[audio:http://www.halgan.net/Mp3/khudbo_bidcada_mawliidka.mp3]

Ama Halkan ka Rogo

Halgan.net

Nairobi

Leave a comment

Archives
February 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
272829  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online