Darsigii 1aad, 2aad iyo 3aad ee Cilmiga Usuul Fiqh Sh.Dr Maxamuud C/raxmaan Hoori (Daawo)

February 4, 2012 - Written by

Waxaa Mahad alle ah in Sheekh Dr Maxamuud C/raxmaan  Hoori uu duubay xalqo kale oo ku saabsan barashada Cilmiga Usuul Fiqhiga oo kooban oo uu Shiikhu ku qaadaa dhigi doono ilaa 4 xalqo  oo uu ah dariiq aad u sahlan oo qofka daali bigu cilmiga ah uu si sahlan ugu fahmi karo Usuul Fiqhiga.

Sheekh Dr Maxamuud C/raxmaan  Hoori ayaa allaha dhowree waxaa uu sidoo kale duubay Cilmiga Naxwaha ah iyo cilmiga dhaxalka oo uu Sheekhu ilaa 4 fadhi ku soo koobay si dadweynuhu ay u arkaan in barshada cilmiga diintu ay tahay wax aad u sahlan oo waqti yar wax badan lagu barankaro.

Shabakadda wararka Halgan.net ayaa qayb gaar ah u samayn doonta xalaqaadkii cilmiga ,Naxwaha , Faraa’idka iyo kan Usuul Fiqhiga ee uu duubay Sheekh Dr Maxamuud C/raxmaan  Hoori inagoo Allaha uga baryeyna in Sheekha uu miisaanka xasanaadka ugu daro cilmiga uu bulshada Soomaaliyeed u faa’iideyey Inaggana allaha naga dhigo kuwa ka Faa’iidaysta kuna camal fala aaaaaaaaaaaaaaamiin.

Hoos ka Dhagayso Darsigii kowaad ee cilmiga Usuul Fiqhiga Shiikh Dr Maxamuud C/raxmaan  Hoori

Hoos ka Dhagayso Darsigii Labaad ee cilmiga Usuul Fiqhiga Shiikh Dr Maxamuud C/raxmaan Hoori


Hoos ka Dhagayso Darsigii 3aad ee cilmiga Usuul Fiqhiga Shiikh Dr Maxamuud C/raxmaan Hoori


Maamulka Halgan.net

Leave a comment

Archives
February 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
272829  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online