Dhexdhexeednimada Ahlusunaha Sh.Maxamed Shaafici Khaliif(Dhagayso)

February 27, 2012 - Written by

Waxaa ku sugan magaalada Hargeysa weli qaar ka mid ah culimada dalka Soomaaliyeed waxaana ay ka bixiyeen masaajidda kala ah Masjidka Cali Mataan iyo Masaajidka Al-Huda ee magaalada Hargeysa Tawjiihaad iyo muxaadarooyin kale duwan waxaana si weyn uga faa,ideystay muxaadaraadkaas dad weyne aad u tiro badan. Waxaan akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinayaan maanta muxaadaro uu jeediyey Sh Maxamed Shaafici Khaliif oo ka mid ah culimada dalka Soomaaliya kuna sugan hadda magalada Hargaysa waxaan uu Shiikhu muxaadaradiisa ugu magacdaray Dhexdhexeednimada Ahlusunaha.

Hoos ka Dhagayso Muxaadaradii Sh Maxamed Shaafic Khaliif

[audio:https://halgan.net/Mp3/shaafici.mp3]

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
272829  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online