Khudbadihii Madax kale duwan ay ka jeediyeen shirka ka socda magaalada London,(Video)

February 23, 2012 - Written by

Waxaa saaka ka furmay magaalada London ee caasimada dalka Ingriiska shir looga hadlayey arrimaha dalka Soomaali ya oo ay ka soo qayb galeen dowllado aad u fara badan gaar aha dowllada taageerada u fidiyey DFKM iyo Hay.addaha dowliga ah ee daneeya arrimaha dalka Soomaaliya ,shirka saaka ayaa waxaa markii uu furmay waxaa khudbada dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey Ra.iisul wasaaraha dalka Ingriiska David Cameron  , Madaxwey naha DFKM Sh Shariif iyo Ra.iisul wasaaraha DFKM Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ,madaxweynaha dalka Jabuuti iyo madax badan oo ka kala yimid aduunka oo dhan.

Hoos ka Daawo Khudbadii Raiisul wasaaraha dalka Ingriiska David Cameron

Hoos ka Dhagayso Khudbadii Madaxweynaha DFKM ka jeediyey shirka London

Hoos ka Daawo Khudbadii US Secretary of State Hilary Rodham Clinton

Hoos ka Daawo Khudbadi UN Secretary-General Ban Ki Moon

Hoos ka Daawo Khudbadi Ra.iisul wsaaraha dalka Itoobiya

Hoos ka Daawo Khudbadi Madaxweynaha dalka Ugaandha

Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

240,459 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>