Laba nin oo Bistoolado ku hubeysan oo rag ku laayey magaalada Garisa

February 3, 2012 - Written by

Garisa:-War goordhow na soo gaaray magaalada Garisa ee xarunta gobolka Waqooyi-bari Kenya ayaa sheegay in laba nin oo hubeysan ay weerar ku qaadeen Hotel Guuleed oo ah Hotel iyo Mikhaayad caan ah oo ku taal Garisa waxaana weerarka ku dhintay  Mowliid Cali digaale iyo Cabdi Nuur Xuseen Xuurshe waxaana dhaawac halis ah uu soo gaaray Maxamuud Cumar Feen iyo Nuur sheekh Yuusuf waxaana loola cararay isbutaalka weyn ee Garisa.

Raga weerarka ku qaaday Hotel Guuleed ayaa goobta ka baxsaday ka dib markii ay dilka geysteen Ilaa iyo hada lama yaqaan cida ay yihiin kuwa dadka muslinka ku laayey Hotel Guuleed .

Cabdi Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
272829  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online