liibaan Yaasiin Cismaan Keenadiid oo saaka ku geeriyooday magaalada Boosaaso

February 10, 2012 - Written by

Boosaaso:-Waxaa xalay ku dhintay  allaha u naxariistee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari Liibaan Yaasiin Cismaan Keenadiid ,Marxuunka Liibaan Yaasiin Cismaan Keenadiid ayaa maalmihii la soo dhaafay ku xanuunsanaa magaalada Boosaaso iyadoo xalay  si kama ah uu u dhintay.Marxuun Liibaan Yaasiin Cismaan Keenadiid ayaa la filayaa in isla maanta lagu aaso magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ,dhamaan waxaan halkaan Tacsi uga diraynaan Ilmo Yaasiin Cisman Keenadiid iyo reer Keenadiid, alle waxaan uga baryeynaa MarxuunLiibaan Yaasiin Osman Keenadiid uu uu u naxariisto Janandii firdowsana uu ka waraabiyo. aaamiin,aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.

M_M_Deeq
Halgan.net

9 Comments so far

Leave a comment

  1. Waxaan tacsi tiiraanyo leh udirayaa dhamaan eheladii uu kageeriyooday liibaan Yaasiin Cismaan Keenadiid, marxuunkana janadoo fardosa allaha ka waraabsho aamiin.

  2. Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun, alle haka waraabiyo naxariistiisa janno: marxuum liibaan yaasiin, dhamaan Eheladiisii iyo qaraabadiisa iyo axbaabtiisaba samar iyo Iimaan alle haka siiyo.
    Yaxye Suufi (IBN-SUUFI)MADIINA, SAUDI ARABIYA.

  3. ILAAHAY SAMIR IYO IIMAAN HAKA SIIYO QOYSKII(REER KEENADIID),QARAABADII,SAAXIIBADII ,IYO DARISKII UU KA BAXAY LIIBAAN. AAMIIN. ASAGANA ILAAHAY DAMBIGIISII HA DHAAFO JANADIINA HA SIIYO AAMIIN.

  4. waxaan halkaan ugu tacsiyadeynayaa ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday walaalkeen Liibaan gaar ahaan walaal Cubtan Yaasiin waxaan Allah uga baryeynaa inuu u naxariisto una dembi dhaafo.

  5. ANIGA KUHADLAYA MAGACA. REER SHIRWAC dhammaan waxaan tacsi u diraya reer keenadiid waxaana dhamaantiin idin leeyahay samir Allaha idinka siiyo marxuuka.Liibaan Yaasiin Cusmaan Keenadiid Allahana waxaan u waydiin inuu jannadiisa ka waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin.INsha.alaah
    omar Ahmed mahmed shirwac

  6. Assalaama caleykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu.

    Waxaan walaalahii, qaraabadii iyo ehelkii uu ka geeriyooday walaalkeen Liibaan Yaasiin leenahay Allaah swt waa bixiyaa waana qaataa wuxuu isagu doono, Allaah swt haidinka siiyo samir iyo iimaan. Waxaan sidoo kale uga baryayaa marxuumka inuu jannadiisa firdowsa ka waraabiyo, una waasiciyo qabrigiisa Aamiin

    Maxammed Ibraahim Cawad Abuuhureyra

  7. ina lilaahi wa inna ilayhi rajicun, allaha u naxariisto marxuumka dhaman ehelki & qarabad u ka geeriyoodayna samir iyo iman hak siiiiiiyo amiiiiin amiiiiiin

  8. A.C.W.W Salaanta islaamka kadib dhammaan waxaan tacsi u diraya reer keenadiid waxaana dhamaantiin idin leeyahay samir Allaha idinka siiyo marxuuka.Liibaan Yaasiin Cusmaan Keenadiid Allahana waxaan u waydiin inuu jannadiisa ka waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin.

    Shaafici Baabaraqiis

  9. asalamu calaykum
    salaan kadib dhammaan reer keenadiid iyo qaraabada iyo saaxiibada walaalka geeriyooday waxaan u dirayaa tacsi waxaana leeyahay sabar waa la kala horeeyaa.ilahayna waxaan u waydiin Liibaan Yaasiin inuu qabrigiisa u nuuriyo danbigiisana u dhaafo aamiin aamiin aamiin
    sh.Maxamuud sh.xasan (Abuu Dalxa)

Leave a comment

*