Live ula soco Duruusta Masjid Tawfiiq ee magaalada Oslo Sheekh Dr.Cali Saalax

February 16, 2012 - Written by
Norway:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan walaalihii ku taxnaa casharada Sheekh Dr Cali Saalax ee ka bixi jiray masjid ka Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway in si live ah uga socon Doono Web Halgan Tv Station hoos ka eeg jadwalka duruusaha ka baxa Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee dalka Norway.Duruusta waxaa bixiya alaha dhowree Sheekh Dr Cali Saalax jadwalka waa sida
1-Talaado  Moowsuucatul Firaq Wal Adyaan saacada 17:35 Norway
2-Khamiis  Moowsuucatul Firaq Wal Adyaan 17: 35  Norway
3-Jimce      Sharaxa Alfiyatu siyuudi 17 :35 Norway
4-Sabti       Moowsuucatul Firaq Wal Adyaan 17:35 Norway
5-Axad       Moowsuucatul Firaq Wal Adyaan 17: 35 Norway
Halkan kala soco si live ah duruusta Sheekh Dr Cali Saalax
Halgan.net
Oslo

Leave a comment

*

Archives
February 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
272829  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online