Ma Doorashaa Danbi ah mise Tasduurka ? Qeybtii 1aad.

February 20, 2012 - Written by

Labadan erey waxay noqdeen kuwa la shareysto gaar ahaan kooxaha diinta, ilaa gaarkood ku tilmaamay gaalnimo inkastoo ay kala culus yihiin, bal aan mid mid isu dutaagno si aan u ogaano waxay wadaadadu ka dideen iney magaca kaga dhagan tahay iyo iney macnahatahay meesha sartu ka quruntay. Wadaaduhu waa qeyba badan oo kala duwan kalana danbeeyey saas darteed mar mar baan qaarkood laga yaabaa inaan tusaale u qaadanno gaar ahaan Al.Shabaab maadaama ay yihiin moodadii ugu danbeysey ee so baxday isla markaasna ugu xoogroon uguna mowqif adag.

Halkaan ka akhri MA DOORASHAA DANBI AH MISE TASDUUR

W/Q Abdihakim Diriye.

diiriye303@hotmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,783 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>