Madaxweynaha DFKM oo la filayo saacadaha soo socda in uu gaaro Garoowe

February 17, 2012 - Written by

Garoowe:-Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Axmed iyo wafti uu hoggaaminaayo ayaa saacadaha soo aadan waxaa la filaa in ay soo gaaraan magaalada Garoowe ee xarunta Puntland waxaana socdaalkooda lagu sheegay wafdigiisa ay uga qeyb galayaan wejiga labaad ee shirka wadatashiga arrimaha Soomaaliya oo maanta la soo afmeerayo kaas oo ka socda magaalada Garoowe ee xarunta Puntland

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe ayaa waxaa haatan ku sugan madax ka tirsan dowlada Puntland si ay u soo dhaweeyaan wafdiga Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed .

Amaanka magaalada Garoowe ayaa si weyn loo adkeeyey waxaana meel walba gaafwareegaya ciidamo wata gawaarida tiknikada waxaana la hakiyey socdaka gawaarida ee magaalada Garoowe.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
272829  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online