Muxaadaraad caawa iyo Habeen danbe ka bixi doona Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa

February 23, 2012 - Written by

Hargeysa:-Waxaa caawa ka bixi doona Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka S/land muxaadaro cinwaankeedu uu yahay  Alwarac waxaana jeedin doona Fadiilat Sheekh Maxamed Shaafici Khaliif

Waxaa Sidoo kale Habeen danbe lagu qaban doonaa magaalada Hargeysa Masjidka Cali Mataan Nadwo looogu magac daray  مفهوم الوسطية عند أهل السنة والجماعة waxaana ka qeyb qaadan doona hadii alle idmo culumada kala ah

1-Sheekh Maxamuud Abu Sheyba
2-Sheekh C/laahi Daahir (Cabdalle Baashe)
3-Sheekh Maxamed ibraahim Shakuul

Shabakadda wararka Halgan.net ayaa isku dayi doonta haddi khadka Internetka magaalada Hargeyssa uu hagaagon in bulshada Soomaaliyeed ay sin live ah ula soco doonaa Maqal iyo Muuqaal inshalaah ee  ha moogaanina

Halgan.net
Hargeysa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

240,460 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>