Nadwo diini ah oo caawa ka bilaabatay Masjidka al-Huda ee magaalada Hargeysa

February 24, 2012 - Written by

Hargeysa:Waxaa caawa si rasmi ugu bilaawday Masjidka Al-Huda ee magaalada Hargeys ee xarunta Maamulka S/land nadwo diini ah kaas oo ay ka soo qeyb galeen culumo kala duwan waxaana nadwada cinwaan looga dhigay الوسطية عند أهل السنة والجماعةwaxaana masjidka soo buuxiyey dadweyne aad u tiro badan.

Nadwada ayaa waxaa ka soo qeyb galay culumada kala ah.

1-Sheekh Maxamuud Abu Sheyba
2-Sheekh Maxamed Shaafici Khaliif
3-Sheekh C/laahi Daahir Jaamac (Cabdalle Baashe) iyo culumo kale

Nadwada caawa ayaa waxay culumada uga hadleen firqooyinka lunsan sida khawaarijta iyo Murji,da iyo dhibaatada ay u geysteen umada Muslinka ah.

Culumada ayaa aad ugu dheeraaday wanaaga Ahlu Suna Waljamaaca iyo in ay muhiim tahay barashada diinta Islaamka iyo ku xirnaanta culumada wakhtiga fitnada.

Halgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta muxaadaradka culumada ay ka jeedshaan masaajidada magaalada Hargeysa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

233,086 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>