Ogeysiis Fadlan ka qayb qaado Dhismaha Masjidka Quba ee dalka Holland

February 3, 2012 - Written by

Holland: Waxaa si rasmi Dalka holland gaar ahaan caasimada Amsterdam looga hir gelin doonaa insha allaah masjid kii ugu horeeyey ee laga hirgeliyo Dalka holland oo somaalida dhisato masjidkaan ayaa walaalaha daafaha dunida joogaan laga codsanayaan in ay ka qeyb qaataan dhismaha masjidka Quba ee Amsterdam walaalayaal Allaaah iyo Rasuulkii in badan bay na fareen in aan ka qeyb qaadano dhismaha meelaha Allaaah lagu caabudayo isla markaane masjid Qubaa ayaa ah masjid u taagan in ay daboosho baahida kala duwan ee ka jirto dalka holland gaar ahaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Hoolland.

Ila dhageyso oona ila daawo mar ay walaalaha masjidka ay sh umal la yeeshteen wareysi (Tazkiyo).

Sidoo kale waxaa la ogeysiinayaa walaalaha in uu caawa Sh Suldaan Gasle xafidullaah oo ah Shiikha Masjidka Qubaa ayaa  soo fadhiisan Doono Royal Tv oo in ay ka qeyb qaataan wicida telefoonada sadaqada time 19.00 uk time insha allaaaah Maalinkasta oo ah Jimce iyo Sabti iyo Axada insha allah Alle ha idin barkeeye  ka qayb qaata kheyrkaas.

Fadlan haddii aad u baahantahay in aad wixii information ogaato noogala xiriir

0031 (0) 614876382 ama

0031 (0) 681534429

Ama sadaqada ka qeyb qaado alle haku barkeeyo

facebook: Masjid Qubaa Holland
Email: info@markazQuba.org
Banknummer: 447958534 ABN-AMRO
IBAN: NL03ABN0447958534
Bic: ABNANL2A
Sadaqada masjidka telefoon :

-0031 (0) 681534429 ama 0031 (0) 614876382

 

 


Leave a comment

*

Archives
February 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
272829  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online