Ogeysiis Mutamarka Dhalinyarada reer Danmark oo ka bilaaban doona magaalada Odense

February 22, 2012 - Written by

Waxaan lagu wargelinayaa bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Danmarka iyo Jaaliyaadka dibada ina ay jiro Nadwo diini ah oo loogu talagalay dhalin yara kana bixi doonta Masjidka Iqra ee magaalada Odense, Nadwadaan loogu tala galay dhalin yarada ayaa waxaa ay bilaabanaysaa 24 ilaa 26 bisha Febraur ,Nadwadaas ayaa waxaa ka qayb qaadan doona culimao kale duwan oo ay ka mid yihiin.

1- Sh. Mustafe Xaaji ismail

2- Shiikh Bashiir Shiil

3- Shiikh Said Raage

4- Shiikh Cabdiraxmaan Abyad

5-Shiikh Mustafe C/llahi Aadan

6-Shiikh Maxamuud Shiikh Xassan

Hoos ka eeg Jadwalka  Mutanmarka Dha´linyarada ee ka bilaaban doono beri.

Halkaan ka eeg Jadwalka Mutamarka dhalinyarada

 

Wixii Faahfaahin la xiriir Masjidka Iqra ee magaalada Odense

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,793 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>