Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax oo ka Hadlay firqada Al-ashcariya (Dhageyso)

February 25, 2012 - Written by

Norway:-Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax Maxamed oo ka mid culumada dacawada ka wada wadanka Norway gaar ahaan masjidka Al-tawfiiq ayaa waxaa uu si fiican uga hadlay Firqada Ashcariyada xili uu ku guda jiray Kitaabka Mowsuca muyasara .Sheekh Cali ayaa waxaa uu si qoto dheer uga hadlay maraaxishii ay soo martay Firqada Ashacariyada iyo ragii u ahaa musasiinta.

 

Hoos ka Dhageyso Sheekh Dr. Cali Saalax oo ka taariikhaynaya Firqada Ashacariya.

[audio:http://k004.kiwi6.com/hotlink/80rufgcbp8/al_ashaacirah.mp3]

Kitaabka uu Akhriyo Sheekh Dr Cali Saalax Hoos ka Rogo Isaga oo PDF ah
الموسوعة+..

4 Comments so far

Leave a comment

  1. maan shaa allah waxaan cod sanayaa in qolda halgan ay noogu deeqdo muxaadaraad ka oo dhamays tiran iyo siday ay isugu xig xigaan
    waad mahadsantiin

  2. maan shaa allah waxaan cod sanayaa in qolda halgan ay noogu deeqdo muxaadaraad ka oo dhamays tiran iyo siday ay isugu xig xigaan
    waad mahadsantiin

  3. Masha Allah! SHEEKHA Cali Allah Xifdiyo, kitaab Faida badan. Miya la heli kara Casharka Firqada oo Dhamestiran-

  4. asc walaalayaal xakeen kahelaa duruustii sh maxamad idiris ee ka hadlayay kitaabu al fitan ee sh. maxamed cadi wahaab

Leave a comment

*