Tacsi:-Maxamed Jaamac Warsame Islaan oo ku geeriyooday magaalada Gaalkacyo

February 29, 2012 - Written by

Gaalkacyo:-Waxaa allaha u naxariistee ku geeriyooday magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug Maxamed Jaamac Warsame Islaan oo in muda ah xanuunsanaa waxaana alle ugu baryeynaa in uu samar iyo iimaan ka siiyo dhamaan qaraabadii uu ka geeriyooday kuwaas oo ku kala sugan aduunka dacaladiisa

Maamulka ,howlwadeenada Halgan.net iyo iyo dhamaan qoyska reer Keenadiid ayaa tacsi gaar ah u diray ilmo Maxamed Jaamac Warsame Islaan waxaana alle uga baryeynaa in uu janadii Fardow ka waraabsho aamiin

 

Maamulka Halgan.net
Gaalkacyo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

233,015 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>