Nadwadii Caawa ka baxday qolka Somali Islamic Taqwa Center Network (Dhageyso)

February 3, 2012 - Written by

Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa caawa waxaa uu ka qeyb galay nadwo ka baxaysay Qolka Somali Islamic Taqwa Networ iyo qolka 114 iyada oo si toos ah loogala socday dalka dibadiisa waxaana uu Sheekh Maxamed Cabdi uu cinwaan uga dhigay muxaadaradiisa Tarbiyadda Caqiidadda Saxiixa Ah iyo kaalinta ay ku leedahay umada.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa aad ugu dheeraaday ahmiyada caqiida iyo sida uu Rasuulkeenii Maxamed nabadgalyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee uu caqiidada ugu tarbiyeeyey saxaabadii Rasuulka NNKH .

Hoos ka dhageyso Muxaadaradii caawa uu Sheekh Umal ka jeedshay qolka Somali Islamic Taqwa Center.

[audio:http://k003.kiwi6.com/hotlink/uz1q3u40pe/tarbiyadda_caqiidadda_saxiixa_ah_iyo_kaalinta_ay_ku_leedahay_soo_noqoshada_islaamka_sh_maxamed_cabdi_umal.mp3]

Ama Halkan

Nadwada caawa ayaa waxaa kale oo ka qeyb galay culumada kala ah

1-Sheekh Maxamed idirs Ahmed wuxuuna ka hadli doonaa Fahamka Guusha iyo Hanashadeeda  waxaa sidoo kale ka qeyb galay nadwada.

2-Sheekh C/raxmaan Sheekh Cumar wuxuuna ka hadlay Hardanka xaqa iyo baadilka

Hoos Ka Dhageyso Muxaadarada Sheekh C/raxmaan Sh Cumar

[audio:http://k003.kiwi6.com/hotlink/zr1ml1ap7w/hardanka.mp3]
Ama Halkan

Muxaadarda Sheekh Maxamed Idirs Ahmed gadaal baan ka soo gudbin doonaa inshalaah

Maxammed Ibraahim Cawad ( Abuuhureyra )

Xidhiidhka Culimadda ee Qolka SIAN
( Somali Islamic Altaqwaa Network )

Halgan.net

2 Comments so far

Leave a comment

  1. Mashaa”Allah culimadeena ilhay hanoo hifdiyo; laasiyama shaikhul soomaal sheikhana, shaikh muhammad cabdi umal. Cilmi aad ubadan ayaan ka qaadanay. Saameynta uu umada somaaliyeed kuleeyahay ilahaay un baa og. Ruunti waxaa ladihi karaa waa muftigeena hadaan somali nahay.

  2. Jazaakumullahu khayran

Leave a comment

*