Xildhibaan Maxamed Sayid Aadan oo waraysi siiyey Idaacada VOA (Dhagayso)
(March 1, 2012)
Xildhibaan Max'ed Sayid Adan ayaa ku dhaawacmay dagaallo ka dhacay Garbaharey, iyadoo sidoo kalena laba sarkaal oo ka tirsan ciidanka DFKM ay ku dhinteen dagaalkaasi. Dagaalladan oo bilowday xalay fii
Dagaal xalay ka dhacay degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo
(March 1, 2012)
Dagaal iyo iska horimaad hubaysan ayaa xalay iyo saaka waxaa uu ka dhacay degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo iyadoo dagaalku uu dhexmaray ciidanka DFKM iyo ciidanka ururka Al-shabaab ee dhawaan ku bi
Taliska guud ee Ciidamada AMISOM oo shirjaraa,id ku qabtay magaalada Muqdisho
(March 1, 2012)
Muqdisho:-Taliska guud ee Ciidamada AMISOM ayaa maanta waxaa uu shirjaraa,id ku qabtay magaalada Muqdisho waxaana uu ka hadlay arimaha ay ka mid yihiin soo kordhinta ciidamada AMISOM ee haatan ku suga
Ma doorashaa Danbi ah Mise Dastuur Qeybtii 2aad W/Q:Abdihakim Diriye
(March 1, 2012)
Qeybtii 1aad waxaan uga soo hadalnay ereyga hore ee doorasho kanna waxaan ku eegi doonna ereyga kale ee dastuur.Erey bixintiisa waxay ku sheegaan “Heshiis bulsho oo dad ka dhexeeya” Waxaana lugu q
Garab Marka dhalinta ururka Al-shabaab Manhajka Ehlu Sunah Wal Jamaacah
(March 1, 2012)
Maqaalkaan iyo kuwa soo socdaba waa maqaalo Manhaj ah aana ugu tala galay dhalinta Afka carabigu ku adag yahay una baahan in ay toos ugu xirmaan Culumadii iyo Salafkii ugana gudbaan Biriijyada miriray