Darsigii Sh.Dr Cali Maxamed Saalax iyo Shiikh Shucayb Cartan ee dhawaan ka baxay Masjid Towfiiq.(ku celis)
(March 3, 2012)
Norway:-Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii dhawaan si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay webka darsigaas oo uu Fadiilatu Sheekh Dr Cali Saalax ka akhriyey Masj
Dagaalo lagu hoobtay oo u dhexeeya labo beelood oo ka dhacay deegaanka Raaso
(March 3, 2012)
Jigjiga:-Dagaalo lagu hoobtay oo dhaliyey khasaaro Lixaad leh ayaa waxay ka socdaan deegaanka Raaso kuwaas oo u dhexeeya laba beelood oo walaala ah waxaana uu dagaalka ka bilaawday dilal ku saleysan a
Ogeysiis:Mu`tamarkii sanadlaha ahaa ee xiliga Gu`ga oo Oslo ka bilaaban doona
(March 3, 2012)
Norway:-Dhamaan umada Somaaliyeed ee khayrka jecel ee ku nool Norway iyo yurub intaba waxaan idinku casuumaynaa idinkuna bishaaraynaynaa in la qabanayo mu`tamarkii sanadlaha ahaa ee xiliga Gu`ga uu qa
Gen C/kariin Yuusuf Aadan (Dhego-badan)oo shirjaraa,id Muqdisho ku qabtay
(March 3, 2012)
Muqdisho:-Abaanduulaha ciidanka DFKM Gen C/kariin Yuusuf Aadan (Dhego-badan)ayaa saaka shrjaraa,id waxaa uu ku qabatay magaalada Muqdisho waxaana uu ka warbixiyey dagaalo shalay ka dhacay magaalada Mu
Weerar ka dhacay xalay Kontroolka Koonfureed ee Boosaso iyo Ciidamo ku baxay Balli Khadar iyo Sugura
(March 3, 2012)
Boosaaso:-Dhalinyaro hubaysan oo ka tirsan ururka Al-shabaab ee dhawaan ku biiray Al-Qaacid oo fariisamo ku leh Buuraha Golis ayaa xalay waxaa ay weerareen  koontaroolka Koonfureed ee magaalada Boos