Sh Maxamed Idirs oo ka qayb galay Xaflad Qalin jebin ah oo ka dhacday Johannesburg
(March 4, 2012)
Johannesburg:-Maanta oo ay taariikhdu tahay 4/3/2012 ayaa waxaa dhacday xaflad qalin jabin ah, taasoo lagu maamuusayay ardayaddii ugu horeysay ee quraanka ku dhamaysay muddo sanad iyo hal bil ah , aya
Darsigii Sheekh.Dr Cali Maxamed Saalax iyo Shiikh Shucayb Cartan ee caawa ka baxay Masjid Towfiiq.(ku celis)
(March 4, 2012)
Oslo:-Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii dhawaan si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay webka darsigaas oo uu Sheekh Dr Cali Saalax iyo Shiikh Shucayb Cartan 
La taliyaha amniga Madaxweynaha Puntlland Gen.Carays oo ka hadlay dagaalka ka dhacay Buuraha Golis
(March 4, 2012)
Garoowe:-La taliyaha dhinac amniga Madaxweynaha dowllada Puntlland Gen. Cabdullaahi Cali Mire Carays ayaa caawa markii ugu horaysay waxaa uu saxaafada uga waramay dagaal iyo iska hormaad ku dhexmaray
Weriye Cali Axmed Cabdi oo caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug
(March 4, 2012)
Gaalkacyo:-Waxaa caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug wariye Cali Axmed Cabdi waxaana lagu dilay agagaarka Hotel Guure ee xaafadda Israac rag toogtay wariyaha ayaa goobta ka b
Ciidamada DFKM iyo kuwa Raaskambooni oo dib u qabsaday deegaanka Diif
(March 4, 2012)
Kismaayo:-Dagaal rogaal celin ah oo ay ku soo qaadeen deegaanka Diif Ciidamada DFKM iyo Raaskambooni ayey dib ula wareeggeen galabta Diif sida ay xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah waxaan dib hawada ugu
Ogeysiis Muxaadaraad ka bixi doona Masjid Abu Hurairah ee Magaalada Columbus.
(March 4, 2012)
Columbus:-Waxaa la ogeysiinayaa Muslimiinta ku dhaqan magaalada Columbus, Ohio in lagu qaban doono muxaadaro diini ah  Masjid Abu Hurairah ee Magaalada Columbus. Muxaadarooyin kan oo cinwaankoodu yah
Dagaal xalay ka dhacay magaalada Balad xaawo ee xarunta gobalka Gedo
(March 4, 2012)
Gedo:-Dagaal iyo iska horimaad hubaysan ayaa xalay ka dhacay magaalada Balad xaawo ee xarunta gobalka Gedo ka dib markii ay dagaal ay ku soo qaadeen ciidanka al-shabaab  saldhigyo ay ku sugan yihiin
Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed oo kormeer ku tagay Suuqa Xoolaha iyo Maslax
(March 4, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFKM Shariif Sh Axmed oo ay weheliyaan qaar ka mid ah golaha wasiirada iyo saraakiil ka tirsan ciidanka DFKM ayaa waxaa uu kormeer ku tagay xaafada Suuqa Xoolaha iyo xeradii Mas
Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab oo la wareegay deegaanka Diif ee gobolka Jubbada Hoose
(March 4, 2012)
Dhoobley:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhoobley ayaa sheegaya in saaka ay ciidamo ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay la wareegeen deegaanka Diif ee gobolka Jubbada Hoose ka dib dagaal kooban oo saak