Booqo Halgan WebTv Station kana Dhagayso Duruusihii ka baxay iyo muxaadaraad Maqal iyo Muuqaal ah
(March 9, 2012)
Waxaan ugu bishaareynaynaa dhamaan umada Soomaaliyeed iyo Akhristayaasha Halgan.net in lagu soo kordhiyey Halgan.net Web TV Station kaas oo si Live ah u tabin doona Dhamaan duruusta kale duwan ee culu