Darsigii Sh.Dr Cali Maxamed Saalax ee maanta ka baxay Masjid Towfiiq.(ku celis)

March 24, 2012 - Written by

Oslo:Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii maanta  si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay webka darsigaas oo uu Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ka akhriyey Masjidka Towfiiq ee magaalada Oslo ee caasimada dalka Norway, duruusta uu Shiikh Dr.Cali Saalax uu ka akhriyo Masjidka Towfiiq ayaad si toos ah ugala socon kartaan Webka Halgan.net hoos ka ee Jadwalka maalmaha duruustu baxdo iyo waqtiga.

Akhristayaasha ayaan u balan qaadaynaa in darsi kasta ee ka baxa Masjidka Towfiiq si Live ahna u baxa aad webka Halgan.net mar labaad isagoo Video ah ay daawan doontaan wax yar ka dib ka dib marka darsigu dhamaado inagoo adeegsan doona farsamo cusub oo Streamka uu wax walba oo si Live ah u baxa uu Record garayn doono insha Allaahu.

Darsiga caawa ayaa Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax waxaa uu uga hadlay Jamaacatul Al-Nahdha ee dalka Tunisaya oo qeyb ka ah baraaruga Islaamka ilaahay ha xifdiyo Sheekheena dr Cali saalax iyo Qaaimiinta Masjidka Al-Tawfiiq Aaaaamiin

Jadwalka druusta Sheekh Dr Cali Saalax hoos ka eeg

1-Talaado Moowsuucatul Firaq Wal Adyaan saacada 19:10 Norway

2-Khamiis Moowsuucatul Firaq Wal Adyaan 19: 10 Norway

3-Jimce Sharaxa Alfiyatu siyuudi 19 :10 Norway

4-Sabti Moowsuucatul Firaq Wal Adyaan 19:10 Norway

5-Axad Moowsuucatul Firaq Wal Adyaan 19: 10 Norway

Darsigii Shiikh Dr Cali Maxamed Saalax ee dhawaan ka baxay Masjid Towfiiq hoos ka Daawo

Leave a comment

*

Archives
March 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online