Sheekh Mukhtaar Roobow Abu Mansuur oo baaq u diray shacabka Bay iyo Bakool
(March 13, 2012)
Diinsoor:-Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abu Maansuur oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee Ururka Al-Shabaab ayaa wacad ku maray in ay sida ugu dhaqsaha badan ay u qabsan doonaan magaalada Baydhabo ee xa
Madaxweynaha DFKM oo gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya
(March 13, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya halkaas oo uga qeyb gali doono kulan gudiga amniga ee Mido
Dowlada Kenya oo sheegtay in 4,660 oo askari ay ku biirineyso ciidamada AMISOM
(March 13, 2012)
Nairobi:-Dowladda Kenya ayaa si rasmi ah u sheecisay maanta in ay4,660 askari  ay ku biirin doonto ciidamada AMISOM ee howlgalada ka wada magaalada Muqdisho .Taliyaha ciidamada dalka Kenya Jen. Juliu