Xildhibaanada Baarlamaanka Garabka Madoobe Nuunow oo soo saaray warsaxaafadeed
(March 18, 2012)
Muqdisho:-Xildhibaanada Baarlamaanka Garabka Madoobe Nuunow oo ayaa Sheegay in ay Bisha April ee inagau soo aadan ay dooran doonaan Madaxweyne Cusub.Warsaxaafadeed ka soo baxay maanta xafiiska Madoob
Darsigii Sh.Dr.Cali Maxamed Saalax oo baaqday caawa
(March 18, 2012)
Oslo:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan walaalihii ku xirnaa darsigii Sheekh Dr. Cali Maxamed Saalax in caawa baaqday daruufo la soo gudboonaaday Sheekh Cali Waxaa kale oo aan ka cudurdaaraneynaa shalay i
Madaxweynaha DFKM Shariif Sh Ahmed oo u dhoofay dalka Sudan
(March 18, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta duhurnimadii ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aden cadde ee magaalada Muqdisho isaga oo ku sii jeeda dalka Sudan.
Gudoomiyaha baarlamaanka DFKM Shariif Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Baydhabo
(March 18, 2012)
Baydhabo:-Wafdi uu hoggaaminayo afhayeenka baarlamaanka DFKM Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa saaka gaaray magalaada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay waxaana socdaalkiisa ku weheliya xildhibaano ka tirs
Ra’iisul Wasaarah DFKM Cabdiweli Gaas oo qaabilay Alexder Rondes (warsaxaafadeed)
(March 18, 2012)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha DFKM Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee ururka Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha Geeska Afrika Mr. Alexder Rondes