Hoobiyaal xalay lagu weeraray xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya
(March 19, 2012)
Muqdisho:-Ciidanka ururka Al-shabaab ayaa xalay weerar Hoobiyaal ah ku qaaday xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya waxaana weerarkaas uu sababay khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac. Afhayeenka howlg
Xal laga gaaray Colaadii Qardho iyo Madaxweynaha Puntland oo gaaray Rako-raaxo
(March 19, 2012)
Qardho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar ayaa sheegaya in xal laga gaaray colaadii u dhexeysay laba beelood oo walaalo ah kuwaas oo ay dhexmareen dilal ku saleysan