Machadka Imaam Al-Musani oo laga furay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug(Daawo)
(March 21, 2012)
Gaalkacyo:-Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug gaar ahaan dhinaceeda Koonfurta Magaalada oo ay ka arimiyaan Maamulka Gal-Mudug ayaa waxaa si rasmi ah looga furay Machadka Imaam Al-Musani maal
Abu mansuur al-amriiki( (وشهد شاهد من أهلها)
(March 21, 2012)
In badan oo k amida umada soomaaliyeed waa ka dharagsan yihiin tacadiyaadka iyo dhibaatada ay ku hayaan kooxda Al-shabaab shacabka soomaaliyeed tan iyo markii uu ku asaasmay unugii ugu horeeyey magaal
Saraakiil ka tirsan ciidamada AMISOM oo maanta gaaray magaalada Baydhabo
(March 21, 2012)
Baydhabo:-Sarakiil ka tirsan ciidamada AMISOM  oo hordhac ah ayaa maanta gaaray  magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay kuwaas oo soo qiimeyn doona goobaha ay degi doonaan ciidankaa AMISOM ee dh
Ciidamo itoobiyaan ah oo gawaari looga gubay Deegaanka Teed ee gobalka Bakool
(March 21, 2012)
Xudur:-Wararka naga soo gaaray gobalka Bakool ayaa sheegaya in ciidamo kolonyo ah oo ka tirsan ciidanka dalka Itoobiya kuwaas oo ku sii socday Degmada xudur weerar culus lagu qaaday waxaana dagaalka u
Ciidamada amaanka ee magaalada Boosaaso oo qabtay Hub iyo walxaha qarxa (Masawiro)
(March 21, 2012)
Boosaaso:-Ciidamada amaanka ee magaalada Boosaaso ayaa saaka soo bandhigay hub iyo miinooyinka wax lagu qarxiyo ka dib xog ay heleen waxaana howlgaladaas ay dhaceen sida  uu saxaafada u sheegay wasii
Gaari laga soo buuxiyay walxaha qaraxa oo ku qarxay Waddada Maka Al-Mukarama
(March 21, 2012)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xooggan uu ka dhacay Waddada Makka Mukarama gaar ahaan meel aan ka fogeyn isgoyska Shaqlaalaha waxaana qaraxa uu ahaa Gaar